Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo ogolaaday in uu bedelo Xubnaha Guddiga…

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ogolaaday codsi uga yimid Midowga musharaxiinta oo ku aadanaa in uu bedelo xubnaha guddiga doorashada ku matalaya Jubbaland. Midowga Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ugu baaqay Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland in ay soo bedelaan xubnaha ku matalaya guddiga doorashada. Axmed … Continue reading Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo ogolaaday in uu bedelo Xubnaha Guddiga…